Saxilnews.com
Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Eheladii Iyo Qaraabadii Marxuun Caaqil Cali Xasan Jaamac ,
June 6, 2017 - Written by Siciid dalmar

Tacsi Tiiraanyo Leh
Gudoomiyaha Gobolka Togdhe[er Maxmuud Cali Saleebaan {Ramaax}
Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Saaxil Maxamed Xaaji {Indha Balac}
Xoghayaha Dowlada Hoose Degmada Burco Cismaan Maxamed Sh,Cismaan Nuur
Boqor Xasan
Suldaan Cismaan Sh,Ibraahin SuldaanTuulo
Suldaan aw Jaamac
Suldaan maxamed Axmed Shiikh
Suldaan Maxamed Xanduule { indha Case}
Suldaan cali saleebaan maxamed
Suldaan ibraahin daahir Bulaale { Raydh}
Gudoomiyaha Beelaha Awal Bari
caaqil xasan shaqale maxamed
Iyo Guud Ahaanba Wax Garad Odayaasha Beelaha Awal Bari Waxay Tacsi U Dirayaan
Marxuun Caaqil Cali Xasan Jaamac Maanta Oo Bishu Tahay 06/06/2017 Ku Geeridooday Magaalada Burco Lagu Aasay Isla Magaalada Burco,
Waxaanay Ilahay Ugu Baryeyaan Marxuunka Inuu Ka Waraabiyo Janadii Fardowsa Ehelkii Qaraabadii Iyo Guud Ahaanba Shacabka Reer Somaliland Ee Uu Ka Baxayna Samir Iyo Iimaan Saadiqa Ka Siiyo,
Aamiin Aamiin Aaamiin

COMMENTS
Latest News