Saxilnews.com
Tacsi Tiiraanyo Leh Afaheenka Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Waxa Uu Tacsi U Dirayaa Ale Ha U raxariistee Marxuun Maxamed Barkhad Miigane
March 30, 2015 - Written by admin

Tacsi Tiiraanyo Leh Inaalilaah Wa Inaa ilayhi raajucuun.

Afhaeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xil Ibraahin Mahdi Buubaa waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ale ha u naxariisteen marxuun Maxamed Barkhad Miigane (Xamaal) Oo Ku Geeriyooday Gobolka Awdal Magaalo Madaxdiisa Boorame.

Kaasi Oo ka tirsanaa Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland waxa uu marxuunku kamid ahaa shaqsiyaadka miisaanka culus ku leh Golaha Wakiilada Somaliland

Tacsi Tiiraanyo Leh Afaheenka Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Waxa Uu Tacsi U Dirayaa Ale Ha U raxariistee Marxuun Maxamed Barkhad Miigane.

Inaalilaah Wa Inaa Ilayhi Raajucuun

COMMENTS
Latest News