Saxilnews.com
Taageerayaasha xisbiga kulmie ee deegaanada godaa yar iyo girni oo si balaadhan u soo dhaweyey wafti ka socday xisbiga kulmiye
November 3, 2017 - Written by editor

Taageerayaasha xisbiga kulmie ee deegaanada godaa yar iyo girni oo si balaadhan u soo dhaweyey wafti ka socday xisbiga kulmiye isla markaana muujiyey isusoo bax balaadhan muujiyey taageerada ay u hayaan xisbiga kulmiye inuu ku guulaysto talada dalka

COMMENTS
Latest News