Saxilnews.com
SOMALIYA : MADAXWEYNAHA OO BOOQDEY SALDHIG CIIDAN + MUUQAAL.
July 22, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Moqdisho ():- Madaxweynaha dalka Somaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu gaadhay garoonka diyaaradaha ee Bali-doogle oo ku taala gobalka shabeelada Hoose oo hada ah saldhig lagu toobabaro ciidanka xooga dalka  .

Xassan sheekh Maxamuud oo ay weheliyaan taliyaha ciidanka xooga dalka  iyo taliyaha ciidanka cirka  ayaa halkaasi ku booqdey cutubyo ka tirsan kaaman doosta ciidanka xooga dalka Somaliya

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 

COMMENTS
Latest News