Saxilnews.com
SOMALILAND OO SOO BANDHIGTAY MAGACYADA 23 QOF OO KU GUULAYSTAY IMTIXAAN AY GALEEN 2,428 QOF OO
January 7, 2018 - Written by Faysal Aadan

Hargeysa(saxilnews):-Hay’adda shaqaalaha dawlada somaliland ayaa maanta ku dhawaaqday natiijada imtixaan ay ka qaaday shaqo doonayaal gaadhaya 2,428 qof oo u tartamayey 25 boos oo ay u baanhayd hay’adda shaqaaluhu.

Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalah, wasiirka shaqo gelinta iyo arimaha bulshada iyo masuuliyiin kale ayaa ku dhawaaqay natiijada imtixaanka oo ay u guulaysteen 25 qof.

Halkan Ka Akhriso Magacyada Guulaystayaasha

COMMENTS
Latest News