Saxilnews.com
Somaliland Oo Shaacisay Xiliga Loo Faadhisan Doono Imataxaanaadka Fasalada Afraad Iyo Sideedaad
June 10, 2019 - Written by admin

Burco (Saxilnews.com)-Gudomiyaha Imataxaanadka Somaliland Daa,uud Axmed Faarax oo la Hadley laanta afka Soomaliga ee Idaacada BBC-da ayaa waxaa uu shaaciyey xiliga rasmiga ah ee loo fadhiisan doono imataxaanadkii shahaadiga ahaa ee Somaliland .

https://www.youtube.com/

COMMENTS
Latest News