Saxilnews.com
SOLJA Oo Dooratay Hogaan Cusub Magacaydooda + Sawiro
December 30, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

 

Hargeysa Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa waxaa ay maanta
magaalada Hargeysa ku qabsadeen shirweynahoodii 6-aad kaas oo ay ku dooran doonan hogaanka saddexda Sanno ee soo socda ururkaasi hagi doona

Xubaha guddida Fulinta cusub ee SOLJA.
1. Mohamed Farah Coomaade 97 cod.

2. Barkhad M. Kaariye 96 cod.

3. Maxamuud C jaamac Xuuto 95 cod.

4. Saynab Maxamed Cabdi 95 cod.

5. Xayaad Maxamed C.laahi 95 cod.

6 . Sakriye Axmed Muxumed 90 cod.

7. Cabdi Xasan 88 cod.

8. Mukhtaar Cabdiraxman 88 cod.

9. Yaxye Sheekh Ismacil 87 cod

10.Cabdilaahi X Darwiish 84 cod.

11. Faysal Adan Fifa 83 cod.

12.Maxamed Kuraase 82 cod.

13. Saleban Xaashi 81 cod.

14. Abdifatah MursalMursal 81 cod.

15 . Mawlid Shaqle Maxamed 77 cod.

Image may contain: 13 people, people smiling, people standing

COMMENTS
Latest News