Saxilnews.com
SIYAASIGA WEYN EE MAXAMED BIIXI YOONIS AYAA SHEEGAY IN AY KU HAWLANYIHIIN SIDII REER SOMALILAND LOOGA BADBAADIN LAHAA QABYAALADA KU BAAHDAY
July 21, 2017 - Written by Faysal Aadan

HARGEISA (saxilnews) wasiirkii hore ee wasaarada arimaha debeda maxamed biixi yoonis imikana ka midka ah xisbiga mucaaridaka ah ee wadani ayaa ka hadlay inay ku dadaalayaan sidii umada reer somaliland looga badbaadin lahaa xanuunka qabyaalada oo ah midka ugu daran ee sameeyey bulshada

COMMENTS
Latest News