Saxilnews.com
Siyaasi Aadan Dhoola-yare Oo Is Barbar Dhig Ku Sameeyey Murrashaxiinta Xisbiyada WADDANI,UCID Iyo KULMIYE,Dhaliilona Usoo Jeediyey Guddiga Komishanka Qaranka
July 27, 2017 - Written by admin

Hargaysa (Saxilnews.com)-Siyaasi Aadan Dhoolayare oo kamid ah masuuliyiinta xisbiga WADDANI ayaa walaac xoogan ka muujiyey qaabka ay qaadashada kaadhadhka codbixintu uga socoto deegaanada gobolada Maroodi-jeex iyo Togdheer,isaga oo dhaliilo usoo jeediyey guddiga komishanka Qaranka.

Siyaasi Dhoola-yare waxa uu sidoo kale waxa uu siyaasi Aadan is barbardhig ku sameeyey murrashaxiinta xisbiyada dalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News