Saxilnews.com
Shirweynaha Dibu Eegista Dastuurka Soomaaliya Oo Hadda Garoowe Ka Furmay.
June 14, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Garoowe(Saxilnews)Xarunta hay’adda cilmibaarista iyo nabadda ee PDRC Garoowe ayaa waxaa goor dhoweyd si rasmi ah uga furmay shirweyne dib loogu eegayo dastuurka dowladda Federalka ah ee Soomaaliya ay gacanta ku hayso ee dalka.

Shirkaaan waxaa goob joog ka ah wasiirka arrimaha dastuurka ee Soomaaliya, xubno katirsan golayaasha dowladda Puntland, ururada bulshada rayidka ee Garoowe iyo hay’ado lagu casuumey inay goob joog ka ahaadaan shirkaasi.

Goor Dhow Insha Allah La Soco Warka Oo Dhamaystiran

COMMENTS
Latest News