Saxilnews.com
Shirweynaha 5-aad ee Dalladda SONSAF oo lagu Doortay Hoggaan Cusub iyo Hadalladii Madasha
July 12, 2018 - Written by editor

Hargeysa(saxilnews):- Dalladda Ururrada aan Dawliga ahayn ee Somaliland ee SONSAF, ayaa Shirweyneheedii shanaad lagu qabtay magaalada Hargeysa, waxaana halkaas lagu doortay Hoggaan Cusub.

SHIRWEYNAHA SHANAAD EE DALLADDA SONSAF IYO HOGGAAN CUSUB OO LAGU DOORTAY 2018.png

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Warbixinta Warkan iyo Hadalladii Munaasibaddaa Shirka laga jeediyey waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

COMMENTS
Latest News