Saxilnews.com
Shirkii Urur Gobaleedka IGAD Oo Hada Si Rasmi Ah Moqdisho Uga Furmay , Madaxda ka Qeyb Gali Doonta Iyo Kuwa Ka Maqan + (Sawiro).
September 13, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

 

Hargeysa (SaxilNews):- Waxaa hada si rasmi ah magaalada moqdisho  ka  furmey shirkii 28 ee ay yeesheen madaxda urur gobaleedka IGAD kaas oo sanadkan lagu qabtey magaalada Moqdisho.

sh

Shirkan oo qaban qaabadiisa mudooyinkii ugu danbeeyey laga wadey caasimada dalka Somaliya ee Moqdisho ayaa waxaa ka soo qeyb galay Hogaaamiyaasha Afarta  dal ee kala ah Somaliya , Kenya ,Ugandha iyo Raysal WasaarahaEthiopia

Waxaana ka maqan shirkan madaxweynayaasha dalalka Sudan , Koofurta Sudan  iyo Jabuuti

sh1

Balse madaxweynayashaasi ka maqan shirka waxaa uga qeyb gali doona wasiradooda arimaha dibada oo shirka ku sugan

sh2sh3

Fiiro Gaar :- Waxii warar ah ee ka soo kordha kala soco shabakada Saxilsnews.com

COMMENTS
Latest News