Saxilnews.com
“SHIRKAN AY XUKUUMADU LEEDAHAY MA DHACAAYO WAXAAN LEEYAHAY GAR IYO GARDARABA WUU KU QABSOOMAYAA ” XILDHIBAAN SICIID CILMI ROOBLE + MUUQAAL.
July 29, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

 

Hargeysa (SaxilNews):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka  mid ah mudanayaasha golaha wakiilada isla markaana ka soo jeeda gobalka Saaxil ayaa waxaa uu sheegay in shirka ay hore u bayaamiyeen salaadiinta Beesha degta gobalka Saaxil ee Dan iyo Duco 2  uu qabsoomi doono  isla markaana aanay  xukuumadu is hor taagi karin

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

<

 

COMMENTS
Latest News