Saxilnews.com
Shirkadda Dhismaha Ee Kabadhe Construction Company Oo Adeeg Casriya Daah-Furtay
May 23, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Shirkadda Dhismaha Guryaha Ee KABADHE CONSTRUCTION COMPANY Oo Looga Bartay Guryo Tayo Iyo Quruxba Leh Ayaa Ku Soo Kordhisay Aadeegyo Hor Leh Waxayna Ku Balan Qaadaysa Shirkadu In Ay Ku Dhisayso Caynkasta Iyo Qaab Kasta Oo Uu Dookhaagu Yahay Waxayna Shirkaddu Dhista ,Guryaha Waaweyn ,Kuwa Yar Yar Goobaha Ganacsiga ,Fooqaqa Caynkasta Oo Ay Yihiin ,Masaajidda ,Iskuuladda,Jamacaadka Iyo Kaalmaha Shidaalka Iyo Waliba Koobaha Lagu Ciyaaro Kubadda Kolayga Iyo Kubadda Cagta Waxayna Shirkadu Ku Haysaa Kiraynta Guryaha Caadiga Ah ,Kuwa Guglan ,Iibinta Dhulka Iyo Beeraha Waxayna Hadda Shirkaddu Xafiis Weyn Ay Ka Furatay Ka Soo Horjeedka Sariibadda  Inji Ama Soo Wac Telephone :-0634471272 Ama 0633100001 Ama 0634700111 Ama E-mailka Kabadhecon@hotmail.com Ama Kabadheconstruction@gmail.com

 

“Bilo Layskama Taagoo Barxad Layskama Jeexoo

Baahidadda Dhaman Waxa Ku Baylah Tiraaya Waa

KABADHE CONSTRUCTION COMPANY ”

Ha Moogaan Oo Haka Maqnaan

 

Saxilnews//Office

Hargeysa Somaliland

Zaki Adam Zuxufi

COMMENTS
Latest News