Saxilnews.com
Shirkadda Daabacaadda Sagal- Jet Oo Macaamiisheeda Ugu Bushaaraynaysa Dib U Habayn Iyo Casriyayn + Adeegii Oo La Horumariyay
January 9, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews):- Shirkadda Daabacaadda Ee Sagal-Jet Ayaa Macaamiisheeda Sharafta Leh Iyo Shacabka Somaliland Ugu Bushaaraynaysa In Dib U Habayn Iyo Casriyayn Lagu Sameeyay Adeega Daabacaadda Ee Ay Bulshadda U Hayso.

Waxaanay Ugu Baaqaysaa Guud Ahaan Bulshadda In Aad Ka Heli Doontaan Adeegii Aad Uga Barateen Oo La Sii Lama Laabay. Dhinaca Kale Waxaad Ka Helaysaan Sagal-Jet Nooc Kasta Oo Daabacaad Ah,

Waxaanad Aad Halkaasi Kala Kulmaysaa Shaqaale U Carbisan Hawsha Ay Kuu Qabanayaan Loona Tababaray Raali Galinta Macmiisha.

Waxaana Uu Maamulaha Guud Ee Sagal-Jet Mudane Cabdi Yuusuf Aar Iyo Hawl Waddeenadda Kala Duwan Ee Shirkaddu Ay Kuula Diyaar Yihiin In Aad Ka Helayso Dhamaanba Noocyadda Kala Duwan Ee Daabacaadda, Iyo In Laguu Diyaariyo Xilliga Lagula Balamay.

Haddaba Ka Mid Noqo Macaamiisha Faraha Badan Ee Ku Xidhan Sagal-Jet

Waxaanay Xarunteeda Koowaad Ku Taalaa Oo Aad Dhinaca Waqooyi  U Dhaafaysaa Waddada Hor Marta Garoonka Tima-Cadde Ee Kubadda Kollayga Boodhka Sagal-Jet Ayaa Kaa Qabanaya Intaa Ka Dib Dhanka Barri.

COMMENTS
Latest News