Saxilnews.com
Shirkadda Buuni oo Soo Dejisay Cagafyada Beeraha, Qiimuhu Waa Imisa?
April 4, 2015 - Written by admin

Hargaysa (Saxil News.com)-Shirkadda Buuni ee ka hawlgasha ka ganacsiga Qalabka beeraha, saldhigeeduna yahay Magaalada Hargaysa ayaa bilowga xilli roobaadka gu’ga waxay dalka keentay gaadiidka cagaf-cagafyada ee Beeraha lagu fasho, iyadoo shirkadu ka faa’iidaysatay fursadda Xukuumada S/land  cashuur dhaafka kaga dhigtay soo dejinta Qalabka & Gaadiidka lagu falo beeraha oo muhiim u ah wax soo saarka gudaha ee JSL.

COMMENTS
Latest News