Saxilnews.com
Shirkada Aljaabiri Ee Xoolaha Ka dhoofisa Somaliland Ayaa Noqotay Mid Iyadu Dulmisa Shaqaalaha Ushaqeeya Iyo Isuduwaha W/Xananada Xolaha Oo Isagu Shaqadisi Kagaabiyay
September 29, 2016 - Written by cali abdilaahi

Berbera(Saxilnews.com)Shirkada  Aljaabiri Ee Xoolaha Ka dhoofisa Somaliland Ayaa Noqotay Mid Iyadu Dulmisa Shaqaalaha Ushaqeeya Iyo Isuduwaha Cusub Ee Losomagacaabay W/Xananada Xolaha Oo Isagu Shaqadisi Kagaabiyay

Shirkada Aljaabiri Ayaa Caadaysatay Inay Shaqaalaha Muwadininta Ee Ushaqeeya Xuquuqdoda Kutumato TaaSoo Inbadan Sonoq Noqotay

Cabashadan Shaqaalaha Ayaa Noqotay Midsoo Noq Noqotay Hase Ahaate Maamulka Gobolka Ayaa Iyagu Hoos U Eegin Cabashadaasi Shaqaalaha Muwaadininta Ee ushaqeeya Shirkadaasi Ajanibiga Ah

Isuduwaha Cusub Ee Looso Magacaabay Wasaarada Xanaanada Xoolaha Ee Gobolka Saaxil Ayaa Isagu Kagaabiyay SHaqadii Loso Igmaday Islamarkaana Uhaysta Inu Ushaqeeyo Shirkada Aljaabiri

Hase Yeeshe Wasaaradi Shaqada Iyo Shaqaalaha Somaliland Ayaa Iyaduna Kagaabisay Shaqadeedi

Iskuso Wadaduubo Shirkadaasi Ayaa Iyadu Kaganacsata Xoolaha Somaliland %90 islamarkaana Shaqaalaha Muwaadininta Ee Ushaqeeya Shirkadaasi Ajanabiga Ayaa Marwalba Lagu Eerida Sibilaashuruuda

Hase Ahaate Xukuumada Somaliland AYan Marnaba Arintaasi Hoos U Eegin Amaba An Wax kaqaban Arintaasi Ay Kacabanayaan Shaqaalahaasi

 

Qorre Wariye Maxamed Cali Dhuux

Saaxil446@gmail.com

COMMENTS
Latest News