Saxilnews.com
SHILBAABUUR OO XALAY KA DHACAY BUURTA SHEIKH
July 30, 2015 - Written by admin

sheikh ( saxilnews.com) shilbaabuur ayaa xalay ka dhacay buurta sheikh ilaa abaara labadii habeenimo

gaadhigan oo ahaa nooca loo  yaqaano   lankaruusarka ayaan wax khasaare ah aan gaysan dhimasho iyo dhaawac toona  ilahay waxba ku yeelin dadkii saarnaa gaadhigaas sida la noosheegay waxa saarnaa tiraba 7 qof nabad qabna wada baxay

11796260_741539695957517_2428403208851202630_n 11800168_741539929290827_1603626440349263867_n

FAIZAL ADDEN ISMAIL

ENGFAIZALADEN@GMAIL.COM

COMMENTS
Latest News