Saxilnews.com
Shicibkii Somaliland oo ogaaday in aan Silaanyo caafimaad qabin oo isla dhex maraya dalka Amina Weris looma dooran : by Abdi Mustafe
March 20, 2015 - Written by admin

Waxa bulshada u cadaatay in aan Silaanyo caafimaad qabin ee Amina Weris iyo koox deedu ay dalka walaaqayaan. Samaale iyo Abiib Timacade ba wey sheegeen in talada wadanku ay gacanta uugu jirto Dumar iyo caruur ku mashquula qandaraasyo iyo hanti la boobo.

1.Madaxweynuhu haduu caafimaad qabo arimahanmurugsan ayuu ka hadli lahaa.
2. Silaanyo Safaro ayuu ku gaalaa bixin lahaa Ethiopia iyo Jabouti uu kagala soo hadlo xuduudaha xayirma.
3. TV yadaayuu ka qud-badaynlahaa ileyn waa ardaygii Siyaad Barre e…..Waannu kari karayn!!!
4. Silaanyo oo caadimaad qaba dumar iyo caruuri dalka ma xukumeen…Muu yeeleen in magaciisu dhinto!!!
5. Silaanyo oo og Samaale lama eryeen, Xirsi na gees biciid lama geliyeen…Nacaybka Amina weris!!!
6. Silaanyo ma soo dhaweysteen Muse Biixi uu necebyey,Samaale na ma eryeen…..Talo Dumar!!!
5. Marka qudha ee Silaanyo safraa waa mar London loola cararo oo dhakhtar kiisa la soo tusayo.
6.Ajanebiga dalka yimaadaa wey ogaadeen in aan Silaanyo sidiisii hore ahayn ee lagu weynyay..
You dont have to be a doctor to figure out the country fell into a power vaccum because of Silaanyo’s ailing health.
Any sane/sound and rational mindwould agreeabove points, about the loggic of Silaany’s poor health status.
If you are in disagreement challenge me in this open paltform.
Oops!!! Let me repeat myself, Silaanyo is sick and they dont want you to know.

 

COMMENTS
Latest News