Saxilnews.com
SHEEKH CALI DHEERE OO KA BAXAY URURKA AL SHABAAB IYO HALKA LOO TUHMAYO INUYYU
November 25, 2018 - Written by editor

Moqdisho(saxilnews.com)-Cali maxamuud Raagge (Cali dheere) ayaa la rumeeysan yahay in uu u xuubsiibtay kooxda Daacish sida aan xogta ku heleeyno,waxaanu  arinkaani  culeeys xoogan ku noqon karaa Kooxda Al-shabaab ee uu hore uga tirsanaa.

 

Al-shabaab iyo koox ajaaniib ah oo ka barbar dagaalameeyay    dhawaan iskaga hor yimi  deegaanada Gobolka  jubadda hoose kuwaasi oo la sheegay in ay u kala baxeen shabaab iyo daacish.

Afhayeenka Cali maxamuud Raagge (Cali dheere) ayaa dhowrkii bilood ee lasoo dhaafay waxaa laga waayay fagaarayaasha hogaamiyayaasha al-shabaab lagu arkaayay waxaana la tuhmaayay in aanu wanaagsaneeynin xidhiidhkooda  hoose.

Talaabadaani ayaa waxaa ay sidoo kale culaysin  kartaa Dowlada soomaaliya taasi oo la ogsoon yahay in aysanq qaadin weeraro ka dhan ah kooxaha Argagaxisada ah tan iyo markii ay talada dalka la wareegeen

COMMENTS
Latest News