Saxilnews.com
Shaxda Rasmiga Ah Ee Villarreal Vs Barcelona: Barcelona Oo Ay Ka Go,antahay Guul Ay Gaarto
December 10, 2017 - Written by editor

Kooxda Barcelona ayaa goordhaw la ciyaari doonta kooxda Villarreal kulan ka tirsan horyaalka La Liga todobaadkiisii 15-aad kulan ka dhici doona garoonka Estadio de la Ceramica.

Barcelona ayaa kulanka u soo galaysa in ay ku soo laabato wadada guulaha kadib markii ay bar-baro gashay labadii kulan ee ugu dambeeyay horyaalka.

Dhanka kale kooxda Villarreal ayaa doonaysa in ay qabato Barcelona hadyadana u dirto kooxda Real Madrid oo guul weyn gaartay.

Shaxda Rasmiga Kulanka:

Villarreal: Asenjo, Gaspar, Alvaro, Victor Ruiz, Costa, rodrigo, Semedo, Soriano, Trigueros, Raba, Bakambu

Barcelona: Ter Stegen; Sergi Roberto, Piqué, Vermaelen, Jordi Alba; Sergio, Rakitic, Denis, Paulinho, Luis Suárez, Messi

COMMENTS
Latest News