Saxilnews.com
Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Manchester United v Huddersfield – Tababare Ole Gunnar Solskjaer Oo Dhawr Isbedel Sameeyay.
December 26, 2018 - Written by editor

Kooxda Manchester United ayaa qaabilaysa dhigeeda Huddersfield Town kulan ka tirsan Premier League toddobaadkiisa 19-aad, Ciyaartan ayaa ah mid Red Devils ay kusoo galayaan niyad wanaagsan kaddib guushii weyneyd ee ay kulankii hore kasoo gaadheen Cardiff City.

Kulankan ayaa ah mid khaas u ah tababaraha kumeel gaadhka ah ee United ee Ole Gunnars Solskjaer maadaama oo uu kooxda markii ugu horreysay xilli ciyaareedkan ku leylin doona gegida Old Trafford oo ah meel uu raad badan ku sameeyay wakhtigiisii ciyaartoynimo.

Shaxaha Labada Kooxood Ee Kulankan:

Manchester United: 

Huddersfield:

COMMENTS
Latest News