Saxilnews.com
Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Liverpool v Newcastle United – Trent Alex Arnold Oo Si Lama Filaan Ah Ugu Soo Bilawday & Safka Xoogan Ee Jurgen Klopp Kusoo Galay.
December 26, 2018 - Written by editor

Kooxda hoggaanka horyaalka Premier League gacanta ku haysa ee Liverpool ayaa soo dhawayn doonta dhigeeda Newcastle United ciyaar ay isha ku hayaan inay sii dheeraystaan rekoodhka guuldaro la’aanta iyo waliba hoggaanka horyaalka.

Reds ayaa toddobaadkii hore fursad weyn ka helay kulankii ay Crystal Palace garaacday kooxda booska labaad ee Manchester City waxaana ay isku dayi doonaan inay ugu yaraan sii xejistaan farqiga afarta dhibcood ah ee ay haatanba hoggaanka ku hayaan.

Shaxaha Kulankan Ee Labada Kooxood:

Liverpool: Alisson, Alexander-Arnold, Lovren, Van Dijk, Robertson, Henderson, Wijnaldum, Shaqiri, Mane, Salah, Firmino.

Keydka: Mignolet, Clyne, Fabinho, Keita, Sturridge, Lallana, Origi

Newcastle United:

COMMENTS
Latest News