Saxilnews.com
Sharmaake Geelle Dayixii iyo Shamicii iftimiyay Somaliland, W/Q.Mustafe Axmed Geedi(Geedi Yare)
April 3, 2018 - Written by indho indho

Hargaysa(Saxilnews.com)
Bogaadin Guusha ay Gaadhay Haya’ada Shaqaalaha Somaliland .

Sharmaake geelle dayixii iyo shamacii qaranka iftiimiyay, shaqsi dhif
iyo naadir ku ah, umada dhexdeeda,

Shaqsi hawlkar ah. madaale daacdnimo iyo dadaal badan

Sharmaake geelle gudoomyaha haya’ada shaqaalaha dawalada Somaliland
waxaan ka hambal-yaynayaa guusha uu qaran-ka iyo dalka usoo hooyay,ee
tiro-koobka shaqalaha dawlada , kala hufista iyo kala haadinta qalooc
iyo qoonsi kasta oo laga qabay nidaamka shaqaalaha dawalda, wuxuu
Ibo-fur u yahay inuu qaranku helo shaqaale dawladeed oo bixiya adeeg
hufan iyo cadaalad deeq-da qaranka.

Tan iyo waagi loo magacaabay mansab-ka iyo masuuliyada haya’da
shaqalaha dawalada, oo bulshada somaliland ay dhaliilo badan ka
qabeen, qaab-ka iyo nidaam-ka shaqo ee ay qaranka u hayasay,waxaa is
badal wayn ku yimid

 

COMMENTS
Latest News