Saxilnews.com
SAXILNEWS.COMDAAWO MUUQALKA”MADAXA OLOLAHA XISBIGA WADDANI OO KU DHAWAAQAY INAANAY KALSOONI KU QABIN KOMISHANKA DOORASHOOYINKA QARANKA IYO SABABTA UU UCUSKADAY
July 12, 2017 - Written by cali abdilaahi

Hargeysa(Saxilnews.com)-Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa auu maanta ku hanjabey in

uu kalsoonida kala noqon doono kominshanka doorashooyinka Somaliland hadii si dhakhso ah wax looga qaban waayo cabasho ay qabaan oo ah goobo ku yaala gobalka Gabilay oo mudadii loogu talo galay in ay goobahaasi furnadan in ka badan furan

 

Waxaana sidaas sheegay madaxa olalaha ee xisbiga Waddani Muddane Xamse Khayre , xisbiga Waddani ayaa noqonaya xisbigii labaad eek u hanjaba in uu kalsoonida kala noqon doono kominshanka doorashooyinka iyada oo ay xusid mudan tahay in xisbiga UCID dhawaan ku hanjabey in uu kalsoonida kala noqon doono kominshanka doorashooyinka

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

Saxilnews.com

COMMENTS
Latest News