Saxilnews.com
Saxafiyiinta Gobolka Saaxil Oo Canbaareeyey Xadhiga Lagula Kacay Wariye Axmed Muuse Sakaaro
September 27, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews)Saxafiyiinta ka hawl gasha magaalada berbera ee xarunta gobolka saaxil ayaa canbaareysay xadhiga lagula kacay wariy Axmed Muuse Sakaaro oo kamida wariyayaasha ka hawl gala magaalada burco kuna xidhan magaalada burco.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
Latest News