Saxilnews.com
SAWIRO +GEMADA SHEIKH AYAA WAXA SI WAYN LOOGA DAREEMAYAA UDIYAAR GARAWGA XUSKA MUNAASIBADA QAALIGAA EE 18 MAY
May 16, 2015 - Written by admin

SHEIKH( SAXILNEWS) u diyaar garawga xuska munasibada qaaliga ah eeudiyaar garawga maalinta qaaligaa ee 18 may oo ah 24 guuradii ka soo wareegtay markii ay somaliland lasoo noqotay xornimadeeda ee ay ka qaadatay gumaystihii siyaad bare 1991 /5/18 ayaa si way laaga dareemayaa degmada sheikh ardayda wax ka barata schoolada kala duway ayaa soo ban dhigay dhoolo tus cajiiba ,kaasoo ay muujinayaa sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen dabaaldega maalinka fooda inau soo haysa ee 18 may oo la filaayo inay guud ahaa wadankoo dhan ka qabsoonto maalinta isniinta S1630001 S1630002 S1630003 S1630004 S1630005 S1630006 S1630007 S1630008 S1630009 S1630010 S1630011 S1630012 S1630013 S1630014 S1630015 S1630016 S1630018 S1630019

COMMENTS
Latest News