Saxilnews.com
Sawirka Maanta: Musharax Cabdiraxmaan Ciro Iyo Wasiirka Gaashandhiga Axmed Xaaji Cali Cadami ….. Faalo Maleh 
January 30, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciroisla markaana gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa ay maalintii shalay aheyd Hotel Ambasadoor ee magaalada Hargeysa ay si kadis ah ugu kulmeen wasiirka Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami isla markaana ka mid ah golaha wasiirada xukuumada Madaxweyne Siilanyo .

Image may contain: 1 person, sitting

Musharaxa iyo wasiirka ayaa waxaa ay aheyd goobta ay ku kulmeen hadimo sharafeed xisbiga Waddani u sameeyey suldaanka Guud ee beelaha Warsangali oo ah suldaanka wasiirka

 

Markii ay goobta si kadis ah ugu kulmeen Musharaxa iyo wasiiro waxaa ay isku gacan qaadeen salaan dareen iyo micno gaar ah xanbaarsan oo a turjumi karta mid waliba dareenkiisa

Image may contain: 2 people, people sitting

Image may contain: 1 person, sitting

Image may contain: 1 person, standing and beard

 

COMMENTS
Latest News