Saxilnews.com
Sawirka Maanta :- Madaxweyne Siilanyo Iyo Muj Cali Guray Saxiibo Siyaasadu Kala Fogeysay
January 14, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Madaxweyne Siilanyo iyo Muj . Cali Guray ayaawaxaa ay horre u ahayeen saxiibo waxaana ay ka wada mid ahayeen ururkii Somaliland xoreeyey Ee SNM

Image may contain: 3 people, people standing

Muj. Cali Guray iyo Madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa ay mudooyinkii ugu danbeeyey ay noqdeen saxiibo ay siyaasadu kala fogeysay waxaana uu Muj Cali Guray eedeymo culus hawda u marin jiray Madaxweyne Siilanyo

 

Dhawaan ayaana ay aheyd markii Muj . Cali Guray uu shaaciye in uu si rasmi ah ugu biiray xisbiga Kulmiye oo uu todobada sanno ka hor dibad joog ka ahaa

Waxaana maanta ay labadan siyaasi ku kulmeen Aas qaran oo uu maanta madaxweyne Siilanyo ka qeyb galay

COMMENTS
Latest News