Saxilnews.com
Sawir-qaade Ka Tirsan Tv-Ga Qaranka Somaliland Kuna Magac-Dheera C/nuur (Aboorrey) Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa
June 13, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa (Saxilnew) Inaa Li-laahi Wa Inaa Ileyhi Raajucun:— Alle haw naxariisto Cabdinuur Gaafow Aboorrey oo Hargeysa ku geeriyooday……. ehelka iyo qaraabadana samir iyo iimaan haka siiyo, marxuumku waxa uu ka tirsanaa bahda warfaafinta Somaliland, gaar ahaan Telefishanka qaranka.

Marxuum Abooray ayaa mudo badan ku soo shaqaynayay sawirqaade-nimo isaga oo la soo shaqeeyay goobo badan oo warbaahineed.

Bahda shabakada Hangoolnews waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii asxaabtii iyo qaranka Somaliland ee uu ka baxay Sawir-qaade Cabdinuur Gaafow Aboorrey in Illaahey samir iyo Iimaan ka siiyo 

 

Musawirka:– MarxuunCabdinuurAboorrey

COMMENTS
Latest News