Saxilnews.com
Sawaxanka Iyo Sixir Bararka Bulshada Reer Somaliland Qalinkii Maxamuud Khaliif Axmed
March 17, 2018 - Written by indho indho

Hargsa(Saxilnews.com)
Cilmiga dhaqaalaha sicir-barabka waxa jiray hab loola tacaalo, dhawaanahan. waxa soo kordhay noocyo magacyo kale ku soo kordhiyey

Waxa caadi ah  in dawladuhu la kulmaan maraarka qaar  sixir  barar baahsan   sida  hada  ka dhacday  Somaliland  , laakin  wax ka  qabashadoodu   waa  qayb ka mid ah waxyaabaha  loo sameeyey  dawlada , sida darted  dawladu  markay  taalabada  ku  haboon  qaadaydayso  waxay ka wax ka eegta meelo badan  oo aanay dadka wax ma garatada ah aanay uu muuqan

Cilmiga dhaqaalaha sicir-barabka waxa jiray hab loola tacaalo, dhawaanahan. waxa soo kordhay noocyo magacyo kale ku soo kordhiyey ooy ka mid yihiin stagflation oo ah sicir-barar (inflation) ay barbar socoto Deflation ( Sicir hoos u dhac)..matalan sicir bararku badiyaa waxa la socda shaqaalaha oo badan, oo suuqa shaqada leysku

 

COMMENTS
Latest News