Saxilnews.com
Sarkaalkii Ajnabiga Ahaa Ee Ka Tirsanaa Kooxda Al Shabaab Oo La Keenay Magaalada Muqdisho
December 8, 2015 - Written by admin

Muqdisho (SAXILNEWS.COM)_Wararka ka imanaya magaalada Soomaaliya Nin Muwaadin ah oo u dhashay Dalka Mareykanka kana tirsanaa Al Shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ku sugan Magaalada Baraawe ee Gobolka Sh.Hoose.

 

Hogaamiyahan oo lagu magacaabo Abdul Malik Jones ayaa isku soo dhiibay Ciidamada Huwanta kadib markii uu soo kala dhex galay isaga iyo Saraakiisha Al Shabaab khilaaf ku aadan ku biirada Ururka Daacish.

Wararka ayaa sheegaya in Hogaamiyahan ka soo goostay Al Shabaab iskuna soo dhiibay Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM in la keenay Magaalada Muqdisho islamarkaana loo gacan geliyay Dowladda Soomaaliya.

 

COMMENTS
Latest News