Saxilnews.com
Sababaha Uu Kumishinka Ku Fashilmayiyo Qorshaha Ka Danbeya In Labadalo
April 1, 2018 - Written by indho indho

Hargaysa(Saxilnews.com)
Komishinka doorashooyinka qaranka waxay ahayeen kuwa aan go’aan qaadasho wayn lahayn arinkooduna u ekaa mid dalka xasiloonadiisa

sidaynu ladawada socono waxaa dalkan ka dhacay doorasho ay ku  tartamayeen sedex musharax madaxwayne iyo sedex madaxwayne ku xigeen.

Doorashadaasi waxay ahayd mid xamasadeedu ay aad usaraysay, hase ahatee doorashadaasi waxaynu ka baranay komishinka doorashooyinka qaranka qaabkii ay wax u maamulayeen oo ahayd mid khaladaad ka muuqday.

Waxaynu ogsoonahay intii lagu guda jiray baratanka doorashada madaxtooyada inay dhaceen khaladaad faraban kuwasoo wax kaqabad la’aanta ay lahayeen komishinka doorashooyinka qaranka.

Komishinka doorashooyinka qaranka waxay ahayeen kuwa aan go’aan qaadasho wayn lahayn arinkooduna u ekaa mid dalka xasiloonadiisa cabsi wayn galisay.

Shaqada ay hayeen komishinka doorashooyinka qaranka oo ahayd

 

COMMENTS
Latest News