Saxilnews.com
Saaka Madaxwaynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jari Doona Mashariic Berbera Lag Hirgaliyey
April 16, 2019 - Written by shiine caynaba

Berbera(Saxil.news.com) Madaxweynaha Somaliland Waxa Uu Saaka Xadhiga Ka
Jari Doona Mashariic Ay Ka Mid Yihiin Wadooyin Casriya Oo Laga Hirgaliey Magaalada Berbera Qaybo Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyey Cusbitaalka Guud Ee Berbera

Iyo Casriyeynta Bank Magaalada Berbera Sido Kale Waxa U Kormeeri Doonaa Halka Uu Ka Socdo Rooga Caagaran Ee Garoon Cabdale
Madaxwaynaha ayaa maalintii Labaad ku Sugan Magaalada Berbera Isaga maalintii dhamayn Xadhiga Ka Jaray Qalab Tiro Badan Oo Ay Soo iibsatay Dekada Berbera

COMMENTS
Latest News