Saxilnews.com
Roobka Ugu Horeeyey Ee Xiliga Dayrta Ayaa Ha Hooray Deeganada Borama Iyo Naxaawigeeda
March 20, 2015 - Written by admin

Borama (Saxil News.com)- Magaalada Berbera aya Lagu soo Waramayaa Inay Roobabka Dayrtu Ka Curteen Islamarkana Uu Roob lagu Diirsaday Ka Da,ay Magaalada Borma Ee Xarunta Gobolka Awdal.

Manta Markii laga soo baxay Salaadii Jimce ayaa Roob Kasoo Curtay Dhinaca Waqooyi Bari Ku Hooray Magaalada Berbera Roobkan Ayaa Watay Daad Maasheeyey Magaaladaasi Ilaa Hada Daruurta Ayaa Tusan Iyadoo Lagu Wado Inuu Magaalada Borama Iyo Deeganada Galbeed Alle Raxmaadkiisa Ku shubi Doono Hadii Laga Helo Xaga Alle

Roobabkan Ayaa Noqonaya Kuwii Ugu Horeeyey Ee somaliland ka Da,ay Iyadoo Bulshada Reer Somaliland Si wayn Uga Cabanayaan Abooro Ba,an OO Ka Jira Deeganada Hawdka Iyo Bariga Dalka Somaliland ,

 

Borama // Office

berbera2002@gmail.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

COMMENTS
Latest News