Saxilnews.com
Roobabka Guga Ee Curtay Ayaa Si Baaxad Leh Uga Da,ay Deeganada Bariga Somaliland
April 28, 2015 - Written by admin

Roobabka Guga Ee Curtay Ayaa Manta Ka Da,ay Xarunta Laascanood Iyo Nawaaxigeeda Roobabkan Lama Soo Sheegin wax Kharaasare Ah Oo Ay Gaysteen Waxaana La Sheegayaa Inay Roobabkaasi Kasoo Jabiyeen Deeganadaasi Abaarihii Dabada Dheeraa Ee Kajirtay Deegaankaasi .

COMMENTS
Latest News