Saxilnews.com
ROOBAB WAAWEYN OO SAAKA AY KUWAABARIISTEEN BULSHA WEYNTA KU DHAQAN GOBOLKA SAAXIL
November 5, 2015 - Written by admin

Berbera (SAXILNEWS)_ROOBAB WAAWEYN OO SAAKA AY KUWAA BARIISTEEN BULSHA WEYNTA KU DHAQAN GOBOLKA SAAXIL AYAA ILAA IMINKA HAYA MAGAALADA BERBERA

roobabkan ayey dad iyo duunyaba kudiirsadeen dadka kudhaqan xeebaha somaliland ,roobabkan ayaan gaysan wax khasaare ah ilaa iminka

dhanka kale maamulka gobolka iyo ka dowlada hoose oo uu hogaamiyo mayer cidin ayaa dadka uga digay inay isga fogaadan meelaha kudhow dooxyada,diriinijyada,iyo bada

maamulka dowlada hoose ayaa heegan buuxa kujira tan iyo markii uu bilaabmay roobabkan waaweyni walow bada ay galeen biyo badani ayaa cirka iskushareertay  kacsana waxaana looga cabsi qabo in ay badu soo gasho magaalada qaybaheeda kale duwan.

435

 

 

Doomo_Kalluumeysi_Iiraan_Somalia images Jidka1 medium_aabJIbHI-216x160

 

 

maxamed ilkacase 

head office berbera 

berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News