Saxilnews.com
Raysal Wasaarihii Australia oo Xilkii laga qaaday
September 15, 2015 - Written by admin
Austaria (Saxilnews)-Ra’iisalwasaaraha Australia, Tony Abbot, ayaa laga qaaday xilka hogaamiyanimada xisbiga talada haya ee Liberal Party. Waxaa cod xisbigiisa loo qaaday kaga guulaystay, Malcolm Turnbull, oo noqday ra’iisalwasaaraha cusub.Natiijada ayaa ahayd 54 cod iyo 44 cod. Guuldarada Abbot ayaa ku imaatay si deg deg ah.

Waxaa su’aal laga keenay hogaamintiisa, iyadoo uu kaga jawaabay in laga qaado cod xildhibaanada baarlamaanka ee ka tirsan xisbigiisa.

maxamed xasan
saxilnews005@gmail.com

COMMENTS
Latest News