Saxilnews.com
Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Shacabiga Moqdisho Goob Fagaare Ah Kala Hadley Kana Iyo Arimaha Uu Kala Hadley +Muuqaal / Sawiro
June 4, 2017 - Written by suxufi

Moqdisho (Saxilnews):- Ra’iisal Wasaaraha dalka Somaliya Xasan Cali Kheyre oo ka qeyb galay

bannaan-bax lagu taageerayay 100-kii maalmood ee ay jirtay Dawladda uu Hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo, ayaa ka hadlay labadii bilood ee ay jirtay Xukuumadda uu hoggaamiyo iyo wax yaabihii u qabsoomay

Ra’iisal Wasaare Xasan Kheyre waxa ugu horeyn uga mahadceliyey shacabka Soomaaliyeed taageerada ay dawladda u hayaan, wuxuna tilmaamay in waajib ay tahay in bisha ramadaan laga wada shaqeeyo danta guud ee dalka iyo dadka, gaar ahaan sugidda amniga, horumarinta caddaaladda, la dagaalanka musuq-maasuqa iyo gar-gaarka dadka danyarta ah.

Image may contain: 1 person, standing and suit

 

Mudane Xasan Kheyre ayaa soo hadal qaaday sida ay xukuumadiisa uga go’an tahay in caqabadaha jira looga gudbo iskaashi dhex mara guud ahaan hay’adaha dawladda iyo bulsho weynta Soomaaliyeed.

Image may contain: 2 people, people sitting and suit

Image may contain: 2 people

Image may contain: 9 people, people standing

Image may contain: one or more people, people standing, crowd and outdoor

Image may contain: 3 people, crowd

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News