Saxilnews.com
Raysal Wasaaraha Dalka Somaliya Oo Kormeer Kadis Ah Ku Tagey Qaar Ka Mid Ah Xarumaha Wasaaradaha Dalkaasi + Sawiro
April 18, 2017 - Written by suxufi

Moqdisho (Saxilnews):- Raysal wasaaraha dalka Somaliya Muddane Xassan Cali Khayre ayaa waxaa uu saaka 

kormeer kadis ah uu ku tagey qaar ka mid ah xarumaha wasaaradaha dalkaasi isaga oo u kuur galay hanaankooda shaqo .

Image may contain: 5 people, people standing

Waxaana ka mid ah wasaraadihii uu booqdey Raysal wasaaruhu xarumaha wasaaradaha Warfaafinta , Haweenka , Kaluumeysiga , Isgaadhsiinta iyo xaquuqul iinsanka waxaana uu mid mid u galay xafiisyada wasaaradahaasi .

 

Raysal wasaaraha oo kormeerkiisan kadiska ah ka hadley ayaa waxaa uu yidhi

“Sababta aan sida kediska ah idiinkugu soo booqday waxay tahay inaan hubiyo Hannaanka shaqada ee Wasaaradahan, waxaana si joogto ah booqasho ugu imaan doonaa dhamaan xarumaha Wasaaraddaha iyo hay’addaha kale ee fulinta” ayuu yidhi Ra’iisal Wasaare Kheyre.

Image may contain: 3 people, people sitting and indoor

Image may contain: 4 people, people standing

Image may contain: 2 people, indoor

COMMENTS
Latest News