Saxilnews.com
Ramaax oo Hadhuudhlaha ku daray Wasiirka Maaliyada & Miisaniyada 2018-ka Xukumada Muse Biixi
December 31, 2018 - Written by editor

Hargaysa (saxilnews)ramaax cali hayste ayaa sutida uqabtay xukumada is dhexyaaca ah ee uu hogaamiyo muuse biixi cabdi oo ku habawday miisaniyad sanadeedkii ugu horaysay ee ay dalka udiyaariso

COMMENTS
Latest News