Saxilnews.com
Qaxoontigii Ugu Tirada Badnaa Ee Wadanka Yemen Ka Soo Yaaca Ayaa Soo Gaadhay Dekeda Berbera
April 17, 2015 - Written by admin

Berbera (Saxil News.com)-Doon sida Qaxootigii Ugu Tirada  Badnaaye Kasoo Yaaca Wadanka ayaa dekeda berbera soo gaadhay 1:00 Habeenimo Ee Xalay Dekeda Magaalada berbera wasaarada caafimaadka iyo haayadaha Qaxoontiga Uqaabilsan UNka Ayaa Soo Daad gureeyey Dadka Kasoo Degay Dekeda Magaalada Berbera Ee Kasoo Kicitimay

Magaalada Cadan Ee Wadanka Yemen Dadkani  ayaa isuu Jira Dad U dhashay wadanka Dagaaladu kasocdaan ee yemen Iyo Kuwo U dhashay Somaliland Iyo Somaliya

Dadkan Ayaa Tiro Ahaan Kor Udhaafay 250 Qof Kuwaasi Oo La Dejiyey Goob Ay Xukuumada Somaliland Ugu Talo Gashay Inay Udagaan Ku Meel Gaadh Ahaan  Loo Dejiyo Dadkaasi Jilicsan Inkastoo ay Jiraan Haayado Ka Mashruucsanaya Dadkaasi Jilicsan Ee Dhibaataydu wado isla markan Dhex wareegaya Marka Aad Aragto Iyagoo  Halkaasi Ka Buuxinaya Fomka Dawrsiga Ee Ay Ku Tuugsadaan Wadamada Iyo Haayadaha Ay Kasoo Jeedaan .

 

Saxil News.com

berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News