Saxilnews.com
Prof Cabdisalaan Yaasiin Oo Ka Hadlay Gudidii Ay Dallada Sonsaf U Magacawday Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Somaliland
September 8, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)-Prof Cabdisalaan Yaasin ayaa walaac xoogan ka muujiyay shaqada ay qaban doonaan guddi ay magacawday dallada aaan dawliga ahayn ee Sonsaf isla markaana loo bixiyay gudida xalinta khilaafaadka doorashooyinka Somaliland ee bulshada rayidka ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
Latest News