Saxilnews.com
Ogaysiis Ogaysiis Shirkada Isagaadhsiinta Somcable Xafiiskeeda Magaalada Berera
April 9, 2017 - Written by admin

Berbera (Saxilnews.com)-Waxaa uu Ogaysiinayaa Dhamaan Shaqaalaha Soo dhiibtay Cvga Shaqada ay kucodsanayaan inay geli doonaan Imtixaankii Guud Ee Shaqada Shirkada Somcable Berbera Ay Qaadanayso waxayna sheegeen inay Imtixaankaasi La Gelidoono Maalinta Salaasada 9:00 Iyo Jaamacada Badda Ee Berbera Taariikhduna Tahay 11/4/2017

Sidaa awgeed waa inaad soo qadataan Copyga Cvga aad Dhiibtay si Loo Wajiyo Cvgii Hore Lagaga Hayey

Alla Mahad Leh

Gudoomiyaha Shirkada Somcable Xafiiskeeda Berbera

Yaasiin Xuseen Jamac

COMMENTS
Latest News