Saxilnews.com
Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis Himilo Studio Digital Photo Hargeisa Somaliland
November 6, 2016 - Written by Saki Adam Suxufi

 

Ogaysiis waxa la ogaysiinayaa dhamaan macaamiisha ku xidhan Himilo Studio Digital Photo in lagugu sameeyay dibu casriyayn iyo habayn waxaana adeegyo  cusub lagu soo kordhiyay  Himilo Studio Digital Photo  iyadoo adeegyadii hore lagu sameeyay balaadhin waxaana ay ku qabanaysaa  adeegyo tiro badan Himilo Studio Digital Photo waxaana ka mid ah  Duubista Aroosyadda , Meheradda . Casuumadaha , Xafladaha Gaar Ah Iyo  wixii la mid ah  waxaana halkaa kuugu diyaara shaqaale u jajaban xirfadooda shaqo iyo waliba qalab casriya oo ah kii u danbeeyay ee wax lagu duubo, hada hore u soo gaadh  Himilo Studio Digital Photo  Waxa uu ka soo horjeeda Jabouti Restaurant Ama Kala Soo Xidhiidh E-mail mubaarigabdi44@gmail.com Tel: 063-4403103

Ha Moogaan Oo Haka Maqnaan  Himilo Studio Digital Photo Hargeisa Somaliland

COMMENTS
Latest News