Saxilnews.com
“NIN BAA LOO DILAYAA 8 NIN WAX CAQLIGA GALA MA AHA ” XILDHIBAAN XASSAN CAWAALE OO KA HADLEY XUKUNKA LAGU RIDEY DADKII LOO HAYSTAY DILKII TALIYE CASAYR + MUUQAAL.  
July 26, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (SaxilNews):- Xildhibaan Xassan Cawaale Caynaan  oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu Cadaalad  daro ku tilmaamay xukunka lagu ridey dadkii loo haystay dilkii taliye Casayr

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
Latest News