Saxilnews.com
Natiijooyinkii xalay ee ciyaaraha horyaalka Yurub
September 16, 2015 - Written by admin
Ciyaartii Man City iyo Juventus

Xalay ciyaarihii dhacay ee horyaalka Yurub waxaa loo kala badaiyay sidatan:

Real Madrid 4 – 0 Shakt Donsk

PSV 2 – 1 Man Utd

Man City 1 – 2 Juventus

Paris St G 2 – 0 Malmö FF

VfL Wolfsburg 1 – 0 CSKA

Benfica 2 – 0 FC Astana

Galatasaray 0 – 2 Atl Madrid

Sevilla 3 – 0 Borussia Mönchengladbach

 

 

by maxamed xasan

 

 

saxilnews005@gmail.com

COMMENTS
Latest News