Saxilnews.com
Muxuu Ka Yidhi Xildhibaan Saleebaan Cali Koore In Uu Ka Tanaasulay Hankiisii Murrashaxnimo Ee Gudoomiyaha Wakiilada?
August 2, 2017 - Written by admin

Hargaysa (Saxilnews.com)-Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland kana mid ah murrashaxiinta u tartamaya hanashadad kursiga gudoomiye Cirro baneeyey uu gudoomiyaha golaha wakiilada ayaa ka hadlay warar soo if baxayay oo sheegay in uu hankiisii murrashaxnimo ka tanaasulay,waxaana uu si cad u sheegay inaanu tanaasulin una tartamayo xilkaasi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka.

COMMENTS
Latest News