Saxilnews.com
MUUSE BIIXI Oo Loo Doortay Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga KULMIYE
November 10, 2015 - Written by admin

Hargaysa (SAXILNEWS)_Waxa si toos ah loo guddo-galay Doorashadda Madaxweynaha ee Xisbiga KULMIYE,Waxaana Ergooyinkii Madasha joogay oo diradoodu tahay 365 xubnood ay u codeeyeen sida tan:

1- waxa u codeeyay in Muuse Biixi uu noqdo Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga KULMIYE 344 Xubnood.

2- Waxa Diiday 14 xubnood.

3- waxaana ka aamustay 7 Xubnood.

COMMENTS
Latest News