Saxilnews.com
Musuqmaasuq Ka Jira Dalka Koonfurta Kuuriya
January 2, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Fadeexada haraysay musuqmaasuqa lagu eedeeyey madaxweynaha Koonfur Kuuriya ayaa waxa ay horseeday in dalka Denmarka lagu qabto qof kale oo lagu tuhunsan yahay inuu xiriir la leeyahay arinkaasi._93203670_91901d40-5909-465c-ac7f-2c1e80908272

Chung Yoo-ra ayaa dalka Denmarka lagu xiray waxaana loo haystaa inuu sharcidaro ku joogay Dalkaasi

Fadeexadan musuqmaasuqa ah ayaa haraysay dalkaasi Koonfur Kuuriya iyadoo ay dhaceen dibadbaxyo looga soo horjeedo

Baarlamaanka dalkaasi waxuu codka kalsoonida u qaaday madaxweynihii dalkaasi oo si weyn loogu eedeeyey wax isadabamarin.

Arimaha sida weyn loo cadeeyey waxaa ka mid ah in shirikada gaar loo leeyahay la siiyo lacago sharci daro ah.

COMMENTS
Latest News